Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay magaalada Nairobi

majlisalbayaan by majlisalbayaan
March 3, 2017
in Somali, Videos
0
Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay magaalada Nairobi

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan muxaadaraadkii laga jeediyey nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .Nadwadan ayaa waxaa agaasimay Musasada hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta. waxaana ayna socotay 3habeen oo xiriir ah waxaana lagu qabtay Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq waxaana nadwada ka qeyb galay culumada kala ah .
1-Sh. Maxamed Cabdi Umal.
2-Sh. Axmed Cabdisamad.
3-Sh. Xasan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
4-Sh Dr. Feysal Maxamed Cali.
Culumada ayaa waxaa ay nadwada ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan waxaan ay uga hadleen mowduucyada kala ah.
1-Waxyaabaha ay ku taagan tahay walaaltinimada iimaanka.
2-Walaaltinimada Imaanka mudnaanteeda iyo faa’iidooyinkeeda.
3-Waxyaabaha dhaawaca walaaltinimada imaanka.
4-Ficiltinka qabyaaladda iyo saameynteeda xun.
5-Xalka looga gudbi karo kala tagga iyo qabyaaladda.
Nadwadan ayaa waxaa ka faa’iideystay dadweyne badan oo soo camiray Masjidka weyn ee Abu bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi.

1
10
11
12
13
14
16
2
3
4
5
6
7
8
9

Hoos Ka Dhageyso Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwadii lagu qabatay magaalada Nairobi Masjidka Abubakar Al-Sadiiq.

1- Hoos Ka Daawo Muxaadaro| Qaabkii Uu Nabiaga (S.c.w.) udaaweeyay Qabyaaladda Sh.M Umal & Sh Ahmed A.Smad .

2-Hoos Ka Daawo Waxyaabaha dhaawaca walaatinimada Sheekh Abu Xasaan iyo Sh Ahmed Cabdisamed

3-Hoos Ka Daawo Walaaltinimada islaamka Q 1aad Sh Ahmed Abdisamad & Sheekh Dr Faysal Mohamed Ali

Xigasho: Halgan.net

Previous Post

SHIR SANADEEDKA TODOBAAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO LAGU SOO GABAGABEEYAY MAGAALADA JOHANNESBURG.

Next Post

Kulanka sanadlaha ah ee ducaadda Western Cape oo lagu qabtay Cape Town

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post

Kulanka sanadlaha ah ee ducaadda Western Cape oo lagu qabtay Cape Town

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com