Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

SHIR SANADEEDKA TODOBAAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO LAGU SOO GABAGABEEYAY MAGAALADA JOHANNESBURG.

majlisalbayaan by majlisalbayaan
January 14, 2017
in Masaajid, Social Affairs, Somali
0
SHIR SANADEEDKA TODOBAAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO LAGU SOO GABAGABEEYAY MAGAALADA JOHANNESBURG.

15873241_1184079105032596_5443439018926022839_n

Munaasabadaan lagu soo gabagabeenayay shir sanadeedka todobaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa waxaa kasoo qeybgalay Sheikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo halkaasi ka jeediyay muxaadaro loogu magac daray wadooyinka fududeen kara dib uheshiisiinta, waxaana goob joog ka ahaa Bulshada Qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan magaalada Johannesburg iyo Nawaaxigeeda.

15873433_1184081241699049_2722537576292366799_n

Sheikh Cali Towxiid oo ka mid ahaa gudiga qaban qaabada Shir sanadeedkaan todobaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ay soo qaban qaabiyeen Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Albayaan ee dalkaani Koonfur Afrika oo ka warbixiyay qaabkii uu shirka u qabsoomay ayaa ugu danbeyn kusoo dhaweeyay Sheikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun inuu ku soo gabagabeeyo muxaadaradii ugu danbeysay ee shirka.

Sheikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo shir sanadeedkaani todobaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ka mid ahaa mashaa’ikhdii lagu marti qaaday oo socdaalo kala duwan ku maray gobala badan oo ka mid ah dalkaani Koonfur Afrika ayaa kusoo gabagabeeyay Muxaadaro aad qiimo weyn ulaheyd oo inta badan ka hadleysay dhibaatooyinka ragaadiyay dalkeena, wuxuuna sheegay in Soomaaliya dhibaatada kajirta ay tahay dhibka ugu fudud ee dunidaan ka dhaca marka loo eego inaan Luuqad ahaan, diin ahaan, dhalasho iyo dhaqan ahaan ka siman nahay.

15871628_1184081435032363_6149658681247835277_n

Shir sanadeedkaan Todobaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ay sanad walba soo qaban qaabiyaan Golaha Culimada Soomaaliyeed ee dalkaani Koonfur Afrika oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Johannesburg ayaa la qabtaa inta badan xilliyada fasaxyada ee sanadka dhamaadkiisa, iyadoo la iskugu keeno culumada Soomaaliyeed ee ku kala nool dunida daafaheeda, si ay wacdi iyo waano ugu jeediyaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan gobalada dalkaani koonfur Afrika.

Mahad Maxamed Sheikh (Istiila)
E-mail: mmsidow@gmail.com
Johannesburg, Koonfur Afrika

Previous Post

MUNAASABAD SHIRKII TODOBAAD EE JALIYADDA IYO XAFLAD QALIN JABIN.

Next Post

Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay magaalada Nairobi

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay magaalada Nairobi

Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay magaalada Nairobi

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com