TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/03/2024 Magalada Johannesburg ka bilowday Tartanka Sagaalaad ee Quraamka Kariimka ee Albayaan, tartankan oo la qabto sannad walba. Sannadkan waxaa ka qayb galaya 9 madaraso oo ka kala yimid gobolada waddanka, kuwaasoo ku tartamaya 30ka Juz, 15ka Juz, 10 ka Juz, 5ta Juz, iyo 1 Juz. More...
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG
Golaha Dacwada Albayaan ee dalka Koonfur Afrika ayaa magaalada Johannesburg ka daahfuray shir sanadeedkii 12aad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika. Munaasabadda furitaanka Mutamarka Jaaliyadda ee More...
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG
Shir sanadeedkii 9aad oo ay soo qaban qaabiso hey’adda dacwada ee albayaan ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika maanta oo ay tahay taariikhdu tahay 24/12/2018 aa waafaqsan More...
Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada
Sida aad beryahanba ku arkeyseen baraha bulshada, waxaa safar dacwo ku jooga dadlka Koonfur Africa Qaariga weyn ee soomaaliyeed Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi ayaa maanta soo gaaray magaalada Johannesbrug isaga oo More...
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada
Shiikh Cabdulqadir Al-ahdal oo ayaamahan safar dacwo u joogay dalka Koonfur Afrika ayaa maanta dib ugu laabtay dalaka Tanzania. Shiikha intuu oo joogay dalka Koonfur Africa waxa uu muxaadarooyin ka jeediyay magaalooyinka More...
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI
Muxaadaro cinwaankeedu yahay is cafinta oo caawa ka socota masjidka imaamu shaafici ee magaalada Johannesburg waxaana soo jeedinayao الشيخ عبدالقادر الأهدل. Muxaadaradan oo uu sheekhu kaga More...
War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika
Kulankan oo dhexmaray golaha muslimiinta ee dalka South Africa MJC, jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu lafaguray arrinta ku saabsan muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan More...
JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY
MAANTA OO JIMCO AH 15/06/2018 KUNA BEEGAN 01/10/1439H, AYAA KUMANAAN SOOMAALI, URAAGE, OROMO, UGANDEES IYO TANZANIAN AH OO SI WADAJIR AH UGU CIIDAY BARXAD WEYN OO KU TAALA XAAFADDA MAYFAIR EE MAGAALADA JOHANNESBURG. More...
Qormo ku saabsan Shir Sanadeedka Jaaliliyadda Soomaaliyeed ee South Africa
Shirweynihii jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa uga socday sagaalkii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa xalay si rasmi ah ugu soo gaba-gaboobay magaalada Johannesburg, halkaas oo ah meesha uu ku yaal xafiiska More...
Warbixin lagu sheegay Qasaaraha soo gaaray Soomaalida South Africa Sanadka 2017
Warbixin ay Soo saartay mid kamid ah jaaliyadaha Soomaalida South Africa ayaa lagu sheegay in wali ay taagantahay dhibaatadii joogtada aheyd ee lagu bartilmaameedsanayay Soomaalida South Africa, waxay xaqiijiyeen More...