XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

Waa xafladdii ugu horeysay nooceedoo kale oo  lagu qabtay hoolka markaska cusub ee Albayaan Johannesburg 30 January 2022 oo lagu maamuusayay 52 arday oo Soomaali ah oo ku baastay imtixaanki ugu danbeeyay ee Dugsiga sare. Xafladda waxaa soo qaban-qaabiyay Albayaan Yiuth Group (AYG) ama Ururka Dhalinyarada Albayaan iyo Mayfair Sisters of Halaqaat More...

by majlisalbayaan | Published 2 years ago
By majlisalbayaan On Friday, December 31st, 2021
0 Comments

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

Golaha Dacwada Albayaan ee dalka Koonfur Afrika ayaa magaalada Johannesburg ka daahfuray shir sanadeedkii 12aad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika. Munaasabadda furitaanka Mutamarka Jaaliyadda ee More...

By majlisalbayaan On Monday, December 24th, 2018
0 Comments

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

Shir sanadeedkii 9aad oo ay soo qaban qaabiso hey’adda dacwada ee albayaan ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika maanta oo ay tahay taariikhdu tahay 24/12/2018 aa waafaqsan More...

By majlisalbayaan On Saturday, December 15th, 2018
0 Comments

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

Sida aad beryahanba ku arkeyseen baraha bulshada, waxaa safar dacwo ku jooga dadlka Koonfur Africa Qaariga weyn ee soomaaliyeed Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi ayaa maanta soo gaaray magaalada Johannesbrug isaga oo More...

By majlisalbayaan On Monday, October 29th, 2018
0 Comments

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

Shiikh Cabdulqadir Al-ahdal oo ayaamahan safar dacwo u joogay dalka Koonfur Afrika ayaa maanta dib ugu laabtay dalaka Tanzania. Shiikha intuu oo joogay dalka Koonfur Africa waxa uu muxaadarooyin ka jeediyay magaalooyinka More...

By majlisalbayaan On Wednesday, August 29th, 2018
0 Comments

BOOB CULUS OO LAGU SAMEEYAY DUKAAMADA AJNABIGA OO KA BILOWDAY XAAFADDA SOWETO EE DALKA KOONFUR AFRIKA

Saaka ayaa waxaa ka bilowday magaalada Soweto xaafada ka mid ah boob lagu qaaday dukaamo ay leeyihiin dadka ajaanibta ah ee ku ganacsada xaafadaha kala duwan ee magaalada taariikhiga ah ee Soweto, gaadh ahaan White More...

By majlisalbayaan On Monday, August 27th, 2018
0 Comments

SEMINAAR KU SAABSAN GUURKA OO LOO QABTAY BULSHADA PRETORIA GAADH AHAAN DHALINTA

Siminaarkaan lagu bixinayay casharo la xariira guurka oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka Masjidka Imaamu Bukhaari ee hoos taga hey’ada Culimada Soomaaliyeed ee Al-Bayaan ayaa waxaa lagu qabtay xarunta More...

By majlisalbayaan On Tuesday, August 21st, 2018
0 Comments

SALAADDII CIIDDA OO MAANTA SOOMAALIDU TUKADEEN WADDANKA KOONFUR AFRIKA

    Maanta oo ay bishu tahay 21/08/2018, ayaa waxaa laga tukaday magaalooyinka kala duwan ee waddankan gaadh ahaan Pretoria, Johannesburg, Cape Town. Xafiiska Warfaafinta Johannesburg      More...

By majlisalbayaan On Saturday, August 11th, 2018
0 Comments

MOULANA IHSAAN HENDRICK’S BIOGRAPHY

Moulana Ihsaan Hendricks was born 16 September 1964 in Worcestor, 110 kilometres outside Cape Town, South Africa. He was the former president of the Muslim Judicial Council (MJC), a position he held for two-terms More...

By majlisalbayaan On Tuesday, June 19th, 2018
0 Comments

War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

Kulankan oo dhexmaray golaha muslimiinta ee dalka South Africa MJC, jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliyeed  ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu lafaguray arrinta ku saabsan muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan More...