Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

Sida aad beryahanba ku arkeyseen baraha bulshada, waxaa safar dacwo ku jooga dadlka Koonfur Africa Qaariga weyn ee soomaaliyeed Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi ayaa maanta soo gaaray magaalada Johannesbrug isaga oo safarkiisa kasoo bilaabay dhankaas iyo Cape Town. Sheekha waxa uu tagi doonaa magaalooyinka ku badanyihiin soomaalida ee dalka inta uu ka gaaro More...

by majlisalbayaan | Published 5 years ago
By majlisalbayaan On Monday, August 27th, 2018
0 Comments

SEMINAAR KU SAABSAN GUURKA OO LOO QABTAY BULSHADA PRETORIA GAADH AHAAN DHALINTA

Siminaarkaan lagu bixinayay casharo la xariira guurka oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka Masjidka Imaamu Bukhaari ee hoos taga hey’ada Culimada Soomaaliyeed ee Al-Bayaan ayaa waxaa lagu qabtay xarunta More...

By majlisalbayaan On Sunday, June 24th, 2018
0 Comments

XAFLADDA FURITAANKA MADARASADA TEERAMKA LABAAD EE IMAM BUKHARI 2018/1439

waxaa shalay oo sabti ahayd 23. 06. 2018 lagu soo gaba-gabeeyey Markazka Imam Bukhati xaflaDdii furitaanka Madarasada Imam Bukhari ee Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika. waxaa ka soo qayb galay waalidiin, marti More...

By majlisalbayaan On Friday, June 15th, 2018
0 Comments

JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

MAANTA OO JIMCO AH 15/06/2018 KUNA BEEGAN 01/10/1439H, AYAA KUMANAAN SOOMAALI, URAAGE, OROMO, UGANDEES IYO TANZANIAN AH OO SI WADAJIR AH UGU CIIDAY BARXAD WEYN OO KU TAALA XAAFADDA MAYFAIR EE MAGAALADA JOHANNESBURG.  More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

MU’TAMARKII SIDDEEDAAD EE JALIYADDA K-AFRIKA OO CAAWA KA FURMAY MASJID SHAFICI JOHANNESBURG IYO CAPE TOWN

Johannesburg Mu’tamarkii siddeedaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo uu soo qaban qaabiyay Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, ayaa Caawa si habsami leh ooga furmay Masjidka Imaam More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN EE SHANAAD OO SOO GABA-GABOOBAY

Johannesburg. Waxaa galabta oo taariikhdu tahay 24/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo soconayay muddo laba cisho ah,waxaana la qaybiyay jaaisooyinkii More...

By majlisalbayaan On Friday, December 22nd, 2017
0 Comments

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN OO KA FURMAY MASJID SHAFICI 22/12/2017

Johannesburg. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 22/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo socon doona illaa iyo 23/12/2017, maalinta 24/12/2017-na More...

By majlisalbayaan On Friday, December 15th, 2017
0 Comments

OGEYSIIS MUHIIM AH

 More...

By majlisalbayaan On Friday, June 16th, 2017
0 Comments

TARTAN QURAAN OO BERRI KA DHACAYA MADARASADA ALBAYAAN EE JOHANNESBUG

16 June 2017 | Ahmed Abdi Berri oo taariikhdu tahay 17 June 2017 ayaa waxaa la qaban doonaa Tartan Quraan oo ay ku tartami doonaan ardada Madarasada Albayaan Johannesburg qaar ka mid ah.             Ardadan More...

By majlisalbayaan On Saturday, May 20th, 2017
0 Comments

MADARASADA ALBAYAAN JOBURG OO TARTAN KA QAYB GASHAY

20  May 2017 | Basbaas Maanta oo ay bishu ahayd 20/05/2017, waxaa Tartan quraan lagu qabtay xaafadda Lenasia oo ka tirsan magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika, tartankaasoo ay ka soo qayb galeen arday ka badan More...